dahabshiil

Deg Deg:23 Xildhibaan Oo Iska casilay Puntland

Waxaa inta badan iswada casilay Golihii deegaanka degmada Burdinle ee Gobolka Mugaal Maamulka Puntland,kadib markii shalay kulan ay yeesheen la horkeenay mooshin,waxaana Xildhibaanda golaha deegaanka ay ka kooban yihiin 23 Mudane.

16 xubnood oo kamid ah golaha Degaanka degmada Buurtinle ayaa is casilay ,waxaana mooshinka laga keenay guddoomiyaha degmada Burtinle Maxamed Maxamuud Axmed (Buur-dibi), kadib markii Xildhibaanada Golaha deegaanka ay ku eedeeyay xil gudasho la’aan.

Xeerka Golayaasha deeganka Puntland ee Law 7  ayaa qaba in hadii Saddex meelood laba ka mid ah ay is casilaan sidaasi lagu kala dirayo dhamaan Golaha deegaanka,isla markaana mudda 45 cisho gudahooda lagu soo dhiso gole cusub, haddii uu meesha ka baxo gole Degaan.

Ugu dambeyn Mas’uuliyiinta wasaaradda arrimaha gudaha  Puntland oo haatan ku sugan degmada Buurtinle ayaa laga sugayaa in ay soo dhisaan gole Degaan oo cusub.

Short URL: https://khaatumonews24.com/?p=13931

Posted by on Jun 18 2019. Filed under maqal iyo muuqaal, Wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. Both comments and pings are currently closed.

Comments are closed

120x600 ad code [Inner pages]
300x250 ad code [Inner pages]

Warning: Use of undefined constant is_attachment - assumed 'is_attachment' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /home/u715449061/domains/news.khaatumonews24.com/public_html/wp-content/themes/khaatumo_theme/innerWideSidebar.php on line 33

Recently Commented

    Warning: Use of undefined constant comments - assumed 'comments' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /home/u715449061/domains/news.khaatumonews24.com/public_html/wp-content/themes/khaatumo_theme/includes/theme-plugins.php on line 1839

    Warning: Use of undefined constant trackbacks - assumed 'trackbacks' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /home/u715449061/domains/news.khaatumonews24.com/public_html/wp-content/themes/khaatumo_theme/includes/theme-plugins.php on line 1841