Xildhibaan Dhakool Oo shalay la siidaayay kadib markii loo soo baryay Muuse Biixi ayaa si Kulul Uga hadlay Xadhigiisa iyo cida ka Danbeysay. Dhakool ayaa sheegay in xadhigiisa ay ka danbeeyen xubno ka kooban todobo nin oo hore Cadaawad uga dhaxaysay, Post Views: 375 2019-06-18