War Deg Deg Ah:Dhakool oo Hada La Siidaayay,

Waxaa goordhaweyd la siidayay Xildhibaan dhakool oo mudo u xidhna taliska maamulka SNM.

Dhakool ayaa Loo Xidhay Badhtamihii bishii may hadal uu jeediyay oo ahaa in 18 may Tahay maalin madow.

Xildhibaan Dhakool Maanta la siidayay sidii aanu hore idinku soo sheegnay wararkeenei hore waxaa maalmahan socday dadaal lagu siidaynaayo dhakool

Warbaahinta ayaa la filaya in uu la hadlo dhakool saacadaha soo socda.,