Deg Deg Daawo:Shir Weyne Ka Furmay Buuhoodle.

Beesha Xirsi Cigaal ayaa Magaalada Buuhoodle Xarunta Gobolka Cayn ku dhigatay Alle bari kaaso ay ka soo qeyb galen qeybaha kala duwan ee Beeshaasi iyo waliba Waxgaradka Buuhoodle.