Deg Deg Daawo:Dhakool Oo Diiday Inuu La hadlo warbaahinta Marki La Siidaayay+Yaase la hadlay
Xildhibaan Dhakool oo mudo Bil iyo Dheeraad u xidhna maamulka Muuse Biixi ayaa maanta Helay Xoriyadiisa.
HALKAN KA DAAWO VIDEO
Dhakool oo markii la siidaayay warbaahintu isku deyday inay wax ka weydiiso xadhigiisa ayaa sheegay in uusan diyaar hada u ahayn hadal balse taas badelkeeda waxaa ka hadlay siidaynta dhakool xubno ay isku beel yihiin dhakool

Loading...
Hoose Ku Qor Fikradada ( 0)
Comments are closed.