War Deg Deg Ah:War Culus Oo Ka Soo Baxay Jubaland.

War-saxaafadeed kasoo baxay Maamulka Jubbaland ayaa waxaa loogu digay dadka wada kicinta dadweynaha iyo khalqalinta amniga eek u sugan deegaanada Maamulka Jubbaland.

Waxaa War-Saxaafadeedka lagu sheegay in Xeer ilaalinta Maamulka Jubbaland ay tallaaboi ka qaadi doonto cid kasta oo ku lug yeelata kana qeyb qaadata kicinta Bulshada  iyo falal lidi ku ah amniga.