
Odayaasha iyo waxgaradka Koonfur Galbeed oo ka cadhaysan Xasuuqi loogu Geestay Gaalkacayo Dad Ganacsato ah oo ka soo Jeed Bay iyo Bakool ayaa sheegay in Ay reer Koonfur Galbeed Isku Diyaarinayaan inay iska caliyaan Reer Galmudug iyo Puntland.
HALKAN KA DAAWO VIDEO
Masuuliyiintan Ayaa sheegay in Deegaanada Galmudug iyo puntland Si gaar ah loogu Laayo Dadka ka soo jeeda Koonfur Galbeed.

55 total views, 1 views today