Deg Deg Daawo:Sarkaal Ka Tirsan Ciidanka SNM oo Dhagax Lagu Dilay,

Sarkaal ka tirsan maleeshiyaadka maamulka SNM ayaa lagu dilay deegaanka Fiqi Ayuub ee Waqooyiga Burco.

Taliyahan ayaa Dilkiisa Loo Adeegsaday Dhagax ayaa waxaa sidoo kale Goobta Lagu Dhaawacay qaar kale oo maleeshiyaadka SNM kamid ah,