War Deg Deg Ah::Xasuuq Ka Dhacay Magaaada Gaalkacayo

Galkacayo: Warar ayaa sheegaya in 9 qof lagu dilay caawa duleedka Gaalkacyo halka mid kalane uu dhaawac soo gaaray .

Wararku waxay intaa ku darayaan in dadkan hal meel lagu toogtay sida dad soo qaaday ay shegeen, waxaana hadda la keeyay isbitaalka Gaalkacayo.

Fiidnimadii hore Caawa waxa kaloo lagu dilaya magaalada Gaalkacayo marxum Cali Dhiif oo katirsanaa nabad sugida Galmudug.

Lama cadayn cidda ka danbeysay dilaalkaas kala duwan ee caawa ka dhacay Gaalkacayo.