Deg Deg Daawo:Somaliland Shaqaale Mushahaar La aan Ka Cabanaya,

Qaar kamid ah Shaqaalaha maamulka somaliland ayaa maanta warbaahinta la hadlay kuwaaso ka cabanaaya mushahaar la aan mudo ka badan sida ay sheegen lix bilood.