Deg Deg Daawo:Saleebaan Gaal”Dhulbahante Colaadiisi Dhamaysay’

Gudoomiuyaha Golaha guurtida maamulka SNM Saleeban Gaal oo maanta Furaayay Kalfadhiga Golahaasi ayaa ka hadlay Arrimo Badan.

Saleebaan Maxamuud Ayaa ugu horeen Ka hadlay xaalada Sanaag iyo Colaada ka aloosan Lughaya iyo saraakiishi iyo ciidankii ka goostay maamulka snm ee gobolka sanaag.

Sidoo kale waxaa uu soo hadal qaaday colaadihii Koonfurta sool oo u sheegay in dhulbahante isagu dhamaystay colaadiisi.