Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya iska hor imaad Xalay magaalada Badhan ee xarunta gobolka Sanaag ku dhexmaray ciidanka ammaanka Puntland iyo malayshiyaad uu soo abaabuley madaxweynaha maamulka SNM Muuse Biixi.
Thank you for reading this post, don't forget to subscribe!HALKAN KA DAAWO VIDEO
Dagaalkaan oo aan ilaa hadda laga warheli khasaaraha ka dhashay ayaa bilowday kadib markii malayshiyaadka ka amar qaata Muuse Biixi oo horay u deganaa duleedka magaalada maadaama ay ka soo jeedaan gobolka ay soo galeen magaalada shegeena inay ka arriminayaan.
