dahabshiil

Deg Deg:Dhakool Oo La Siidaynaayo iyo Warqad Loo Dhiibay Maxaase ku Qoran.

Shabakada Caalamiga Ah Ee Khaatumonews.com ayaa Heshay Xog ku aadan in Xildhibaan Dhakool uu maamulka Muuse Biixi Usoo Calinaayo Xoriyadiisa.

Dhakool ayaa mudo Bil iyo Dheeraad ah ku xidhan hadal uu jeediyay oo ahaa in maalinta 18 May ay tahay maalin Madow oo Beesha isaaq kaliya leedahay.

Xildhibaan dhakool oo marar badan la isku dayay in maamulka muuse laga siidaayo waxa ay shardi ka dhigen in uu bixiyo raali galin balse taas badelkeeda waxa rali galinta Bixiyay Xubno dhakool ay isku Beelyihiin kadib markii dhakool diiday.

Xogta aanu helayna Saacadana hada ah ayaa sheegaysa in dhakool, la siidaynaayo balse maamulka SNM u dhiben Warqad uu warbaahinta ka hor akhriyo wardaqaasi ilaa hada manaan helin waxa ku qoran.

Lama ogaan karo warqada balse waxaa loo badinaya laba mid uun inay tahay in uu wax ka badalaayo mowqifkiisi hore uu ku sheegay 18 may maalin madow iyo inuu cadenaayo in uu iska casilayo xilka.

Wixii Soo kordha kala soco wararkeena danbe Insha allaah

KHAATUMONEWS.COM

Short URL: https://khaatumonews24.com/?p=13764

Posted by on Jun 14 2019. Filed under maqal iyo muuqaal, Wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. Both comments and pings are currently closed.

Comments are closed

120x600 ad code [Inner pages]

Warning: Use of undefined constant is_attachment - assumed 'is_attachment' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /home/u715449061/domains/news.khaatumonews24.com/public_html/wp-content/themes/khaatumo_theme/innerWideSidebar.php on line 33

Recently Commented

    Warning: Use of undefined constant comments - assumed 'comments' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /home/u715449061/domains/news.khaatumonews24.com/public_html/wp-content/themes/khaatumo_theme/includes/theme-plugins.php on line 1839

    Warning: Use of undefined constant trackbacks - assumed 'trackbacks' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /home/u715449061/domains/news.khaatumonews24.com/public_html/wp-content/themes/khaatumo_theme/includes/theme-plugins.php on line 1841