600 Deg Deg:Beesha Isaaq Oo Cabsi Ka Qabta Shirka Doollo. Ee Daarood, | KHAATUMO NEWS
dahabshiil

Deg Deg:Beesha Isaaq Oo Cabsi Ka Qabta Shirka Doollo. Ee Daarood,

Waxaa magaalada War dheer ee xarunta Gobolka doolo isugu imaanaya Wefti Kala duwan oo isaga kala imaanaya Beelaha Mareexaan Majeerten Dhulbahnate Ogaden

Sidoo kale waxaa magaalada Wardheer ku soo wajahan Madaxweynaha Dawlad Deegaanka soomali State Mudane Mustaf Cagjar.

Kulanka Wardheer ee Beelaha Daarood ayaa ah mid Xaasaasi ah oo baqdin iyo shaki badan Galiyay Beelaha Isaaq.

Sidoo kale waxaa madasha Isugu imaanaya Wefti aad u culus oo isimo ah oo ka socda beesha Dhulbahante Kuwaaso arrimo badan Kala hadlaya Madaxweyne Cagjar iyo beelah kale Daarood.

Wixii Sii Kordha kala soco Khaatumonews.com

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 0)


Comments are closed.

script>
Deg Deg Daawo:-Faysal cali Waraabe afka furtay
- Mar 1, 2021
https://youtu.be/YMAwC1iPVJA
Deg Deg Daawo:Mareykanka Oo Xayiraad saaray dhaxal sugaha Sacuudiga
- Feb 27, 2021
Warbixin uu shaaciyay sirdoonka Mareykanka ayaa waxaa lagu ogaaday in Amiirka dhaxalsugaha ah ee ...
Daawo: Prof Buuba Oo Hargaysa Kaga Dhawaaqay in Somalia Aan la kala jari karin
- Feb 27, 2021
"Soomaaliya ma kala go'i karto,." Prof Buuba oo Hargeysa kula hadlay saxaafadd Dr. Ismail Hurre ...
Deg Deg:-Dagaal culus Xadka Kenya iyo Somalia
- Feb 27, 2021
Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya khasaaraha ka dhashay weerar ay dagaalyano ka tirsan ...
Deg Deg:-Ciidanka Somaliland ee Tukaraq Oo Iska Dilay Sarkaal
- Feb 26, 2021
Taliyaha Madaaficidda ee Ciidanka Somaliland G/sarre Cali Cawaale ayaa ku dhaawacamay gadood ay sameeyeen ...