Afhayeenka Beesha Daarood oo maanta warbaahinta kula hadlay magaalada Taariikhiga ah ee Taleex ayaa ka hadlay Xadhiga Dhakool iyo odayaal raali Galin Ka bixiyay hadalkii dhakool iyo Wadahadalka Fadaraalka iyo maamulka Somaliland.

Thank you for reading this post, don't forget to subscribe!

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Afhayeenka Daarood ayaa sheegay in Dhakool uu beel Isaaq ah u afduuban yahay siiba Beesha Sacad Muuse islamarkaana ku xidhan yahay Xaqdaro.

Dhanka ka kale waxaa uu ka hadlay afhayeenku odayaal Hargaysa ka hadlay oo raali galin Ka bixiyay hadalkii dhakool kuwaaso oo afhayeenku ku sheegay maxi shodayaal.

Ugu Danbayn waxaa uu ka hadlay afhayeenku wadahadalka dawlada fadaraalka iyo maamulka Somaliland waxaana u sheegay in wadahadalkaasi aan lagu matalin karin reer SSC islamarkaana dadka Ka soo jeeda SSC ee Hargaysa jooga aysan ku matalin karin reer SSC,