Daawo::Muuse Biixi Oo Laascaanood U Soo Magacaabay Nin Loo Qorsheeyay Fulinta Dilal iyo Arrimo kale,

Muuse Biixi Cabdi ayaa magaalada Laascaanood Caasimada Gobolada SSC Oo Gacanta ugu jirta mudo Taliska SNM ayaa haatan Usoo Magaacay Nin Taliye U Noqon Doona Maleeshiyaadka Booliska Gobolkaasi.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Horjoogahan oo laga soo Baealay Tuulada Oodweyne ayaa ah nin loo qorsheeyay in uu ka fuliyo Laascaanod Dilal qorheysan iyo arrimo kale oo lid ku ah Bulshada dagan Deegaankaasi.