Warning: Use of undefined constant newstheme_ptitle - assumed 'newstheme_ptitle' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /home/u715449061/domains/news.khaatumonews24.com/public_html/wp-content/themes/khaatumonewss/single.php on line 21
Deg Deg Daawo:War Culus Oo Ka Soo Kordhay xaalada Dhakool.
Guddida xuquuqul insaanka maamulka Somaliland ayaa laamaha bileyska iyo xeer ilaalinta ugu baaqey inay dedejiyaan baadhista kiisaska Weriye Cabdimaalik Muuse Coldoon iyo Guddoomiyaha Garabka Dhalinyarada Xisbiga Waddani Maxamed Siddiiq Dhamme.
HALKAN KA DAAWO VIDEO
Guddidu waxaa kale oo ay ku baaqeen in laga fogaado wax kasta oo dib u dhac ku keeni kara dacwadda labadan eedaysane, iyagoo xad-gudub ku tilmaamay in bilaa xukun ay ku sii jiraan xabsiga.
Sidoo kale guddida xuquuqul insaanka Somaliland oo xabsiga ku booqday Xildhibaan Maxamed Axmed Dhakool, ayaa waxay sheegeen in xildhibaanka loo diiday booqashada ehelkiisa, iyagoo ku baaqey in loo ogolaaday in ay ehelkiisu ay soo booqdaan.
Guddida xuquuqul insaanka maamulka Somaliland ayaa waxaa magacaaba madaxweynaha Somaliland, waana guddi ku aas-aasan xeer baarlamaan

Warning: Use of undefined constant newstheme_showtags - assumed 'newstheme_showtags' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /home/u715449061/domains/news.khaatumonews24.com/public_html/wp-content/themes/khaatumonewss/single.php on line 60
Warning: Use of undefined constant newstheme_showauthor - assumed 'newstheme_showauthor' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /home/u715449061/domains/news.khaatumonews24.com/public_html/wp-content/themes/khaatumonewss/single.php on line 86
Warning: Use of undefined constant newstheme_showcomments - assumed 'newstheme_showcomments' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /home/u715449061/domains/news.khaatumonews24.com/public_html/wp-content/themes/khaatumonewss/single.php on line 92
Hoose Ku Qor Fikradada ( 0)
Comments are closed.