
Waxaa maalmihii ugu danbeeyay xiisad hor leh ka dhex abuuran tahay boqorka beelaha Habar jeclo iyo taliska muuse biixi.
HALKAN KA DAAWO VIDEO
Beesha habar jeclo maanta saxaafada kula hadashay Ceerigaabo ayaa sheegtay inay garab taagan yihiin boqorka islamarkaana aysan u dulqaadan doonin weerar kasta oo uga yimaada beel ama maamul.
Si gaar ah beesha habar jeclo waxay ula hadashay Beesha Habar Yoonis iyo Maamulka Muuse Biixi.

41 total views, 1 views today