dahabshiil

DAAWO::Dhulbahantihii Hargaysa Oo lagu Khasbay Raali Galin Dhakool Diiday,

Waxaa magaalada Hargaysa maanta warbaahinta kula hadlay xubno kamid ah Calooshood u shaqaystayaasha Dhulbahante ee ku jira maamulka somaliland,

Xubnahan oo ah kuwo isugu jira Xildhibaano gudoomiyaal iyo xubno kale ayaa sheegay inay Raali galin ka bixinayaan hadalkii dhakool ee ahaa 18 May waa maalin madow.

Raali galintan ay bixinayaan kooxdan ayaa ah mid uu hore u diiday dhakool mar la isku dayay in la siidaayo ayuu maamulka snm ku khasbay ama sharuud uga dhigay siideenta dhakool in uu Bixiyo raali galin ka hor intaan la fasixin balse dhakool waa uu diiday Raali Galinta,

Taas badelkeeda beesha SNM waxay ka hadlisay xubno kale oo dhulbahante ah,

Short URL: https://khaatumonews24.com/?p=13744

Posted by on Jun 13 2019. Filed under maqal iyo muuqaal, Wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. Both comments and pings are currently closed.

Comments are closed

120x600 ad code [Inner pages]

Warning: Use of undefined constant is_attachment - assumed 'is_attachment' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /home/u715449061/domains/news.khaatumonews24.com/public_html/wp-content/themes/khaatumo_theme/innerWideSidebar.php on line 33

Recently Commented

    Warning: Use of undefined constant comments - assumed 'comments' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /home/u715449061/domains/news.khaatumonews24.com/public_html/wp-content/themes/khaatumo_theme/includes/theme-plugins.php on line 1839

    Warning: Use of undefined constant trackbacks - assumed 'trackbacks' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /home/u715449061/domains/news.khaatumonews24.com/public_html/wp-content/themes/khaatumo_theme/includes/theme-plugins.php on line 1841