Degmada kalbaydh ee g sool ayaa sanadihii udambeeyay waxa ay ku talaabsatay horumar dhinacyo badan taabanaya sida waxbarashada caafimaadka iyo ganacsiga.
HALKAN KA DAAWO VIDEO
munaasibadan ayaa ahayd mid xariga looga jarayay hotel cusub oo lagu magacaabo cagaarrane oo ay hirgalisey ganacsato kasoo jeeda degmada kalabaydh ee gobolka sool
waxgarad,culimo iyo haldoorka deeganka kalabaydh Ayaa soo dhaweeyay hotelkan cusub ee laga hirgaliyay deegankooda.