Taliyaha Ciidanka Xoreenta khaatumo Mujaahid Faysal Falaalug ayaa ka hadlay Dagaal Adag oo xalay ciidamada Khaatumo Ku Qaaden Maleeshiyaadka SNM Ee ku sugan TukaraQ,

Thank you for reading this post, don't forget to subscribe!

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Mujaahid Faysal waxaa uu sheegay in Ciidanka Khaatumo oo haysta shaqadooda caadiga ah ee ugaadhsiga cadowga ay Xalay weerar qorshaysan ku qaaden Taliska SNM ee Tukaraq.

Faysal Falaalug waxaa uu sheegay In Xaq Udirirka khaatumo aysan soo Gaadhin wax khasaare ah.

Dhanka kale waxaa uu sheegay in Dagaalkan Khaatumo ku haysto SNM aanu istaagen ilaa dhulka laga xoreeyo hadii ay puntland iyo somailand maxabiis is dhaafsadan iyo hadii kalaba.