Boqor Cismaan Aw Buurmadow ayaa Markii ugu horeysay Ka hadlay Wararka sheegay in uu Garoowe socdaal ku tagay dhawaan.
Sidoo kale Boqorka ayaa ka hadlay in ciidamo u leeyahay ay goosten islamarkaana jabhad cusub abuuraayo.
Buur Madow waxaa uu sheegay in ciidamo uu sagu khaas u leeyahay aysan jirin balse ay jiraan ciidan beeleed beeshiisu leedahay oo is abaabulay.
