Deg De Daawo:Sarakiisha Ciidanka Puntland Oo Fariin Udiray Dhulbahantaha Ku Jira Somaliland

Saraakiisha ciidanka Puntland Gaar Ahaan Taliyaha Qeybta 26 Aad ayaa ka hadlay Xaalada Gobolka Sanaag iyo Waliba maleeshiyaad Maamulka SNM Ka soo Goostay oo isku soo dhiibay Puntland.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Dhanka kale saraakiisha Ayaa fariin u diray Horgalada Dhulbahante uguna baaqay in ay Maran wadadii ay Maren Sarakiishi Warsangali