600 Daawo:Jabhad Uu Boqor Buurmadow Aas Aasay, | KHAATUMO NEWS
dahabshiil

Daawo:Jabhad Uu Boqor Buurmadow Aas Aasay,

Ciidamadan oo aan weli tiradooda la shaacin ayaa ahaa jabhad hubeysan oo ,waxaana la sheegay inay kqsoo tageen deegaano ka tirsan Gobolka Sanaag,isla markaana lagu soo dhaweeyey deegaano ka tirsan Gobolka Sool.

Ciidamadaas oo wata gaadiidka dagaalka ayaa wararka qaar waxa ay sheegayaan in uu Aas’aasay Boqor Buur Madow oo ka mid ah Salaadiinta Soomaaliland,

Qaar ka mid ah Saraakiisha hoggaamineysa Ciidamada kasoo goostay Soomaaliland ayaa waxaa ay ku hanjabeen inay la-dagaalami doonaan Maamulka Soomaaliland ee uu hoggaamiyo Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi.

Waa jabhadii labaad ee kasoo baxda ciidamada Soomaaliland,iyada oo horay ay Soomaaliland uga soo baxeen Jabhadda uu hoggaamiyo Korneel Caare,kuwaas oo sheegaya inay dagaal adag la geli doonaan Soomnaaliland.

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 0)


Comments are closed.

script>
Madaxweyne Farmaajo Ka Hadlay Heshiiskii Mucaaridka
- Feb 26, 2021
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa soo dhaweeyey Heshiiska dhexmaray Dowladda iyo ...
Deg Deg Daawo Heshiiska Dawlada Federaalka Iyo mucaaradka
- Feb 26, 2021
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble oo shir wadatashi la qaatay ...
Deg Deg Daawo; Mudahaaradkii Mucaaradka La Joojiyey
- Feb 25, 2021
Dawlada Federaaka Soomaliya Ayaa Joojisay Mudaharaadkii mucaaradka dawlada Federaalka Soomaaliya Waxaa lagu ...
Deg Deg Daawo; Shirka Hada Ka Socda R/W Rooble Mucaaradka
- Feb 25, 2021
Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda JFS mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa hoteelka Decale kulan kula leh ...
Deg Deg:Shir Hada U Furmay Madaxda Mucaaridka iyo Dawlada Somalia
- Feb 25, 2021
Waxaa haatan Shir uu uga Furmay Magaalada Muqdisho Midowga musharixiinta iyo DFS oo uu ...