600 Deg Deg::Xaaf oo shaaciyay sababta uu u tegi la’ayahay Muqdisho iyo Cadaado | KHAATUMO NEWS
dahabshiil

Deg Deg::Xaaf oo shaaciyay sababta uu u tegi la’ayahay Muqdisho iyo Cadaado

Madaxweynaha Dowlad goboleedka Galmudug Axmed Ducaale Geelle xaaf ayaa sheegay in Maamulka Galmudug ay heystaan dhibaatooyin kala duwan iyo caqabado hakiyay Shaqooyinkii Maamulkaas.

Waxa uu sheegay in caqabadahaas ay sababeen in uu tegi waayo Magaalooyinka Muqdisho iyo Cadaado,isla markaana Gurigiisa uusan tegin mudo sanad ah.

“Waad ogtihiin caqabadaha heysta Maamulka Galmuduganiga Gurigeyga mudo sanad ah ma tegin,Cadaado Diyaarad ayaan ku maraa Muqdisho iskaba daa oo sanad ka tegin,laakin wax walba waa ay hagaagayaan ayuu yiri Madaxweyne Xaaf.

Sidoo kale waxaa uu Madaxweyne Xaaf sheegay in dhibaatooyinka heysta Galmudug ay ka bixi doonto,isla markaana Dadka ku nool ay heli doonaan Shaqooyin kala duwan.

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 0)


Comments are closed.

script>
Deg Deg Daawo:-Faysal cali Waraabe afka furtay
- Mar 1, 2021
https://youtu.be/YMAwC1iPVJA
Deg Deg Daawo:Mareykanka Oo Xayiraad saaray dhaxal sugaha Sacuudiga
- Feb 27, 2021
Warbixin uu shaaciyay sirdoonka Mareykanka ayaa waxaa lagu ogaaday in Amiirka dhaxalsugaha ah ee ...
Daawo: Prof Buuba Oo Hargaysa Kaga Dhawaaqay in Somalia Aan la kala jari karin
- Feb 27, 2021
"Soomaaliya ma kala go'i karto,." Prof Buuba oo Hargeysa kula hadlay saxaafadd Dr. Ismail Hurre ...
Deg Deg:-Dagaal culus Xadka Kenya iyo Somalia
- Feb 27, 2021
Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya khasaaraha ka dhashay weerar ay dagaalyano ka tirsan ...
Deg Deg:-Ciidanka Somaliland ee Tukaraq Oo Iska Dilay Sarkaal
- Feb 26, 2021
Taliyaha Madaaficidda ee Ciidanka Somaliland G/sarre Cali Cawaale ayaa ku dhaawacamay gadood ay sameeyeen ...