dahabshiil

Deg Deg:Axmed Karaash oo Boooqasho Aan La shaacin Uga Baxay Garoowe,

Garoowe{ Khaatumonews }Madaxweyne ku-xigeenka Puntland Axmed Cilmi Cismaan (Karaash) iyo waftii uu hoggaaminayo ayaa safar aan hore lo sii shaacin ku tegay gobolka Bari ee Puntland.

Madaxweyne ku-xigeenka iyo waftigiisa oo waqti kooban ku hakaday degmada Carmo ee gobolka Bari, halkaasi oo ay la kulmeen masuuliyiinta degmada iyo odoyaasha.Waxaa la filayaa in Madaxweynuhu la kulmo Saraakiisha iyo ciidamada kal duwan ee Puntland ee ku sugan gobolka Bari.

Magaaladda Bosaso, waxaa muddooyinkii u dambeeyay ku sugnaa Wasiirka Amniga Puntland C/samad Galan iyo taliyaha Ciidamada Booliiska Puntland Gen Muxiyadiin Axmed Muuse.

Booqashada madaxweyne ku-xigeenka Puntland ayaa ku soo beegmaysa iyadoo cutubyo ka tirsan ciidamada daraawiishta ay soo faarujiyeen degaanka Af-urur, halkaasi oo la wareegeen ururka Alshabaab.

Short URL: https://khaatumonews24.com/?p=13596

Posted by on Jun 9 2019. Filed under maqal iyo muuqaal, Wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. Both comments and pings are currently closed.

Comments are closed

120x600 ad code [Inner pages]
300x250 ad code [Inner pages]

Warning: Use of undefined constant is_attachment - assumed 'is_attachment' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /home/u715449061/domains/news.khaatumonews24.com/public_html/wp-content/themes/khaatumo_theme/innerWideSidebar.php on line 33

Recently Commented

    Warning: Use of undefined constant comments - assumed 'comments' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /home/u715449061/domains/news.khaatumonews24.com/public_html/wp-content/themes/khaatumo_theme/includes/theme-plugins.php on line 1839

    Warning: Use of undefined constant trackbacks - assumed 'trackbacks' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /home/u715449061/domains/news.khaatumonews24.com/public_html/wp-content/themes/khaatumo_theme/includes/theme-plugins.php on line 1841