Deg Deg Daawo:-Garaadka Guud ee Khaatumo Oo Dalka Ku Soo Laabtay,

Garaad Jaamac Garaad Cali Garaadka guud Ee Khaatumo ayaa dalka Dib ugu Soo laabtay kadib Safar uu ugu Baxay Sacuudiga,

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Soodhaweyn Balaadhan ayaa garaadka loogu sameeyay Magaalada Qoriley Ee Gobolka Sool,