
Waxaa magaalada Hargaysa ku sugan Mr Tiimbaro Badhasaabkii maamulka Snm ee Ceerigaabo kaaso Ka soo cararay gudaha ceerigaabo,
HALKAN KA DAAWO VIDEO
Tiimbaro oo Baxsad ah islamarkaana Hargaysa naflaacarigii soo galay ayay warbaahintu wax ka weydiisay xaalada gobolkii uu ka soo cararay.

60 total views, 1 views today