Siyaasi Cabdilaahi Cukuse ayaa ka hor yimid Shir uu dhawaan ku baaqay Boqor Buur Madow Shirkaasi oo ahaa shir uu ku sheegay inay yeelanayaan Beelaha Garxajis iyo Habar Jeclo.

Thank you for reading this post, don't forget to subscribe!

Cukuse Ayaa Sheegay In Shirkaasi Yahay Midan Wakhtigan Loo Baah-nayn,Sidoo Kale Isaga Oo Cabiraya Fekerkiisa Waxa Uu Sheegay Inaanay U Muuqan Shir Wakhtigan Suuro Gala Inuu Qabsoomo,Siyaasi Cukuse Oo Shirkaasi Ka Hadlaaya Ayaa Yidhi.


“Arintaasi Maaha Mid Hada Ii Muuqata,Baahi Loo Qabo Inuu Shirkaasi Qabsoomana Ma Jirto”Hadii Ay Jirto In Cid Beelo Ah Shir Loo Qabto Ceel-Afweyn Ayaa U Baahan In Dadkii Nabada Qaatay Ee Magta Kala Qaatay, Calool Sami Danbe Laysugu Yeedj-yeedho,Oo Iyagii La Heshiisiiyo Oo Lakala Dhex Fadhiyo”