War Galin Ku Socota Dadweynaha Ku Xidhan Khaatumonews.com
Maamulka Sare Shabakada Khaatumonews,com Waxaa Uu ka raali Galinaya Bulshada ku xidhan Websiti-ga ee mudo Anan Sidiii ay nooga barten ugu Soo Gudbin wararka Cilad Farsamo Aawadeed,
Engineerada Webka ayaa mudo Todobaad ah waxaa ay ka hayen Websiti-ka shaqo balaadhin Ah taaso ugu Danbayn caawa soo Dhamaatay.
Hadaba waxaanu ugu Hambalyeenana Bulshada in guul laga gaadhay shaqadii laga hayay webka islamarkaana dib uu u bilabaayo shaqadiisi oo dardar xogan leh.
Ilaahay Ayaa Mahad leh

Short URL: https://khaatumonews24.com/?p=13481