Daawo:Ururka GMG Daryeel Kaga Farxiyay Bulshada SSC,

Ururka Agoonta GMG ee daryeel ayaa deeq lacageed waxay gaadhsiiyeen agoomo ku kala sugan degaano badan oo ka tirsan gobolada sool sanaag iyo cayn kuwaa oo ku kala sugan degaanada awrbogays taleex dandan sarmaayo god,aalo fiqifuliye laascaanood gol barwaaqo yagoori iyo degaano kale.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Ururka Agoonta GMG ee daryeel ayaa ka shaqeeya caawinta agoomaha iyo daryeelkooda waxaana u mahad celiyay hooyooyinka haysta caruurta agoomaha Faadumo Cabdinuur xaashi ayaa dhankeeda ka warbixisay agoomaha GMG ee daryeel waxayna sheegtay inay ka shaqayn doonaan