Daawo:Axmed Karaah Oo Muuse Biixi Ku Sheegay AL-shabab.

Madaxweyne Ku xigeenka maamulka Puntland Ayaa Hogaamiyaha maamulka Hargaysa Muuse Bixii Ku tilmaamay ALshabaab Islamarkaana Ku sheegay in uu Maalgaliyo Ururka Alshabab.