Daawo:Bashaalka Khayre iyo Dhalinta Sport’s-ka Dhuusamareeb
Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Cali Khayre ayaa maanta booqday garoonka kubbadda Cagta Dhuusamareeb (Dhuusamareeb Stadium) oo ay ku sugnaayeen boqollaal dhalinyaro ah. Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo la jimicsaday dhallinyarada garoonka ku sugnaa waqtina la qaatay ayaa ka xog wareystay baahiyada ay qabaan, waxa ayna dhallinyadu u sheegeenContinue Reading
Deg Deg::-Gudoomiyah Barlamaanka Puntland Oo Si Udag uga Hadlay Kulan Deni Ka Qeyb Galay Oo Garoowe Ka Dhacay,
Gudoomiyaha Barlamaanka Puntland Mr Dhoobo Daarood ayaa si kulul uga hadlay Xus Dhaqan Diimeed Ka dhacay Garoowe Oo maanta uu ka qeyb Galay Madaxweynaha Puntland Deni. Gudoomiyaha Baarlamaanka Puntland qoraal la soo dhigay bariisa xidhiidhka dadweynaha aya u qorna sidan Waxan aad iyo aad uga xumahay arintii ka dhacday magaaladaContinue Reading
War Deg Deg Ah:Xaaska Madaxweyne Ku Xigeenka Oo La Baxsaday Lacag Malayiin Dollar Ah iyo Dalkay Iska Dhiibtay.
Sida ay qortay warbaahinta The Daily Beast Xaaska Madaxweyne ku xigeenka dalka Imaaraadka Carabta, ahna Ra’isulwasaaraha iyo Xaakimka Dubai Sheekh Maxamed Bin Rashiid Al-makhtuum ayaa la baxsatay lacag Malaayiin Dollar ah. Marwadaan oo lagu magacaabo Amiir Haya Bintu Xuseen oo ay isku aabe yihiin Boqorka dalka Urdun, Cabdalla Xuseen BinContinue Reading
Deg Deg Daawo:Puntland Oo Saldhig Ciidan Oo Cusub Buuhoodle Ka Furtay,
Maamulka Puntland Ayaa Xero Ciidan oo katirsan Ciidanka Daraawiisha puntland Gaar ahaan Guutada 43 Maanta ka Furtay Buuhoodle. HALKAN KA DAAWO VIDEO Maamulka Gobolka ayaana goob joog ahaa Furitaanka Xeradaasi iyo Qaarkamid ah Saraakiisha Ciidanka ee Buuhoodle. Taliyaha Xeradan Cusub ayaa Ah Ganaraal Bashiir Cismaan Waraaba Dheere.Continue Reading
Ururka Agoomaha Daryeel Oo Deeq Lacageed Gaadhsiiyay Qoys Agoon Oo Kunool Magaalada Laascanood
Ururka Agoomaha GMG Ee Daryeel Oo Deeq Lacageed Oo Dhan 5000$ Islamarkaana Ay Usoo Wakiisheen Faadumo Cabdinuur Xaashi Gaadhsiiyay Qoys Agoon Danyar ah Kunool Magaalada Laascanood. HALKAN KA DAAWO VIDEO Kulan deeqdan lacagta ah lagu wareejinayay waxaa goob joog ahaa qaar kamida culimo Aw-diinka gobolka sool Oo Uu Hormuud uContinue Reading
Deg Deg Daawo:Cali Khaliif Galaydh Oo Kulan Halis Xambaarsan Ku Qabtay Hargaysa
Cali khalif Galaydh Madaxweynihii Hore Khaatumo ayaa magaalada Hargaysa ku qabtay kulan uu soo abaabulay oo la isugu keenay xubno ka soo jeeda Sool iyo Sanaag looguna magac Dhabay Harti waqooyi. HALKAN KA DAAWO VIDEO Ujeedka Kulanka cali khiif galaydh soo abaabulay ayaa ah mid uu ku rux ruxanaayo taliskaContinue Reading
Deg Deg Daawo:Donald Trump Oo Ismidaamiyay iyo Halku Ku Sugan yahay,
Donald Trump ayaa noqday madaxweynihi ugu horreeyay oo Mareykan ah oo cagta dhiga waddanka Kuuriyada Waqooyi, kaddib marki isaga oo jooga goobta milatariga ka caagan ee u dhaxeysa labada Kuuriya, uu u tallaabay dhinaca xadka Kuuriyada Waqooyi. Trump waxaa markii uu u tallaabayay xadka Kuuriyada Waqooyi barbar-socday hogaamiyaha waddankaasi KimContinue Reading
Deg Deg:Xaaf Oo Muqdisho Gaadhay,
Madaxweynaha maamulka Galmudug Mudane Axmed Ducaalle Geelle Xaaf ayaa maanta gelinka dambe soo gaaray Magalada Muqdisho. Arintaan ayaa ka dambeysay kadib markii Madaxweyne Xaaf iyo Ra’iisul Wasaare Kheyre ay heshiis ku gaareen Magaalada Cadaado ee Gobalka Galgaduud, taasi oo ku aadan in doorasho laga qabto deegaanada Maamulka Galmduug, si ayContinue Reading
Deg Deg:Puntland Oo Cunaqabateen Saartay Somaliland,
Maamulkan Puntland ayaa qaatay mid kamid ah go’aanadii ugu adkaa ee ka dhan ah maamulka Somaliland oo muddo badan raadinayo madax banaani. Wasaaradda Maaliyadda ee maamulka Puntland ayaa canshuur xad dhaaf ah kusoo rogtay badeecadaha laga keeno deegaanada Maamulka Somailand. War saxaafadeed kasoo baxay Xafiiska Wasiirka Maaliyadda Puntland Xasan ShireContinue Reading