Deg Deg::-Xubin Ka Tirsan Maamulka SNM Oo Ka Cararay Borama Sababta Ogow,

Shacabka Boorama ayaa aad u hadal haya Gudoomiyihii Boorama maamulka Muuse Biixi U Qaabilsana oo mudo Kaga maqan Boorama Baxsad,

Guddoomiyaha gobolka Awdal Cabdiraxmaan Axmed Cali, ayaa baxsad kaga soo maqan gobolkaasi, tan iyo markii degaanka Ceel-afwayn lagu dilay laba sarkaal oo reer Awdal ah, sida uu sheegay xildhibaan Cabdi Cismaan Dhagowayne oo ka tirsan golaha degaanka Boorama.

Talaabadan ayaa muujinasa heerka hooseye ee Awooda maamulka snm ee sheeganaya dawlada uu maraayo in ay qabaa ilo u kala firxadan Horjoogayaasha snm.