Deg Deg Daawo:Xeradii Somaliland Ee Xiingalool Oo shacabku Gudaha U Galay Kalana Baxay Hubkoodii,
Shacabka Degmada Xiimgalool ee Gobolka sanaag ayaa saaka ku dareeray Xerada maamulka somaliland ee Deegaankaasi.
HALKAN KA DAAWO VIDEO
Beelaha ayaa kala baxay Hubkoodii hore ugu jiray maamulkaasi snm ee ku xareesna xerada xiingalool iyado saaka xeradii haawanaso kadib markii beelkasta kala baxday hubkeedii,

Loading...
Hoose Ku Qor Fikradada ( 0)
Comments are closed.