
Marxuun Maxamed Aw jaamac iyo WiilkisaC/samiic Maxamed Aw Jaamac ayaa lagu qisaaasay saaka oo ay bishu tahay 28\5\2019Widhwidh
Marxuun Maxamed AW Jaamac ayaa ifka kaga tagay shan wiil lix gabdhood iyo Saddex Xaas ,Marxuun C/samiic Maxamed Aw jaamac ayaa jiraya 19 sano ,
Kadib markii 20\5\2109 Ay ku bexeen laba marxuun oo la kala odhan jiray Xasan Cali shire [ .X. Badhi] iyo Axmed Maxamud Saleeban.
Labadan Marxuun Ee saaka la qisaasay ayaa waxa la wareegay oo qisaatay Reerki dhalay Labada Mar xuune ee kor magaca yadooda kusoo sheeganay
Waxaa hada lagu Aasayaa Labadi Marxuune ee La qisaasay Magalada Widhwidh

52 total views, 1 views today