Deg Deg::Gabadh Lagu Dilay Magaalada Gaalkacayo

Magalada Gaalkacyo xalay kooxo dhalinyaro ah oo mindiyo ku hubeysayn ayaa weerar ku qaaday Gabdhah lagu magacaabo Nimco Cumar Shire (Xuuray) oo ku nool xaafada Garsoor ee Waqooyiga Magaladaasi.

Xilliga weerarka uu dhacayay Gabadha ayaa kasoo baxday Salaada Taraawiixda, waxaana ay tooreeyda kaga dhufteen luqunta, Ugu dambeynna waxeey u geeriyootay dhaawac ka soo gaaray weerarkaas.

Ma jirto cid loo soo qabtay ama sheegatay mas’uuliyadda falkaasi,