Deg Deg Daawo:Musharax Xidig Oo yidhi”Axmed Madoobe Ayaa Dil ii Qorsheeyay,

Musharax Xidig oo kamid ah Musharixiinta u taagan xilka Madaxweyne Ee jubaland ayaa sheegay in uu ka badbaaday isku day dil uu u soo maleegay Madaxweynaha Jubaland Axmed Madoobe,