Deg Deg Daawo:Banaanbax Lagu Taageeray Saraakiishi Warsangali Ee ka Baxday SNM,

Banaan-bax lagu taageerayo go’aankii ay isku casileen Taliyayaashii Gobolka Sanaag ugu magacawnaa maamulka Soomaaliland oo iyaga iyo ciidamadoodii ay kasoo goosteen Maamulka Jeegaanta ayaa maanta ka dhacay Degmooyinka Xingalool ee Gobolka Sanaag

HALKAN KA DAAWO VIDEO

sidoo kale Banaan-baxyo kale ayaa ka dhacay magaalooyinka Ceelbuh, Damalla-xagare iyo Carmale ee Gobolka Sanaag.