
Maamulka SNM Ayaa Sheegay In Maanta Ay Siidaayen Maxaabiistii Dagaalka Tukaraq Looga Qabsaday Puntland,
HALKAN KA DAAWO VIDEO
Maxaabiistaan Ayaa Tiradoodda Lagu Sheegay 14 Waxaana Hada Lagu Wareejiyay Hey’adda Bisha cas ( Red-Cross ) Waxaana la Filayaa In Dayuurad Qaas Ah Magaaladda Hargeysa Ka Soo Qaadi-doonto Oo Laga Soo Dajin Doono Magaalada Garoowe
Magacyada 14-ka Maxbuus ee dagaalkii Tukaraq lagaga qabtay Puntland.
1) Cabdi-naasir Cismaan Cali
2) Cabdi-nuur Maxamed Cabdulle
3) Maxamed Siciid Yuusuf
4) Cali Faarax Aadan
5) Maxamed Cabdi Caynab
6) Cabdi-xaafid Cabdillaahi Xalane
7) Xuseen Siciid Warsame
8) Cabdi-naasir Maxamed Nuur
9) Maxamed Abshir Aadan
10) Ibraahin Xasan Salaad
11) Axmed Maxamed Axmed
12) Siciid Ducaale Cali
13) Mahad Nuur Cali
14) Faarax Maxamed Cabdi.

50 total views, 1 views today