Deg Deg Daawo:Itoobiya Oo Raali Galin U Soo Dirtay Dalka Somalia

Dawlada Itoobiya ayaa Raali galin Ka bixisay Sawir Lagu arkay wasaarada Arrimaha Dibada Itoobiya oo Muujinaayay Itoobiya oo Soomaaliya Ku Dartay Khariiradeeda.