Deg Deg Daawo:Reer Jubaland Oo Fariin Adag Udiray Dawlada Somalia

Kulan Looga soo horjeedo wax walba oo lagu carqaladeyn karo nidaamka dowliga ee ka hana qaaday Jubbaland ayaa ka dhacay magaalada Kismaayo islamarkaana fariimo kulul loogu diray xukumada Nabad iyo Nolol,

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Shirkan waxaa ka qeybgalay qaar kamid ah Seneterada aqalka sarre ee laga soo doorto deegaanada Jubaland,Labada golle ee maamulka Jubaland,Odoyaasha dhaqanaka,Siyaasiin,Ururada haweenka iyo dhalinyaradda.