
Gudoomiyaha Barlamaanka Galmudug oo ah Masuulka kaliye Maamulkaasi kala Safan dhanka Dawlada soomaaliya Ayaa Xili Danbe Shir Jaraa id uu ku qabtay Muqdisho Ku Shaaciyay War Halis ku ah Madaxweynaha Galmudug iyo Maamulka Puntland’
HALKAN KA DAAWO VIDEO
‘”Maamulka Puntland iyo Xisbiyada Mucaaradka ah ayaa Faragalin ku haaya Siyaasada Gudaha ee Galmudug Doorashada Madaxweynaha Galmudugna waxa ay dhici doontaa Afarta Bisha July ee Sanadkan.’Ayuu yidhi Cali Gacal Casiir.
Gudoomiyaha Barlamaanka Galmudug Oo Akhrinaayay war ka soo baxay Barlamaanka Galmudug oo hada Qeyb kamid ah Ku Sugan yihiin Magaalada Muqdisho
Si kastaba ha Ahaate Qorshahan dawlada soomaaliya Ku Geysay Barlamaanka Galmudug qeyb kamid ah iyo Gudoomiyaha Baralmaanka Galmudug Muqdisho ayaa lamid ah Qorshihii Madaxweynihii Koonfur Galbeed Ee Shariif Sakiin Lagu Inqilaabay,

51 total views, 1 views today