Daawo:Sida Hargaysa loogu Bahdilo Dadka Koonfurta Soomaaliya U Dhashay,

Muqaalkan waa mid laga sameeyay sida Beesha SNM Ugu Bahdisho deegaankooda dadka U dhashay gobolada Koonfurta Soomaaliya iyo Dalalka Jaarka la ah soomaaliya sida itoobiya iyo Jabuuti,