Wasiirka Arrimaha Gudaha maamulka Muuse Biixi Maxamed Kaahin ayaa su aal laga weydiiyay sababta ay ula kulmen hogaamiyaha Mucaaridka Soomaaliya Cabdiraxmaan Cabdi Shakuur,
Thank you for reading this post, don't forget to subscribe!HALKAN KA DAAWO VIDEO
Maxamed Kaahin oo aad u Cadhaysan ayaa sheegay in Madaxweyne Farmaajo sameeyay Jabhado Hubaysan oo lid ku ah somaliland islamarkaana iyagu inay la kulman Mucaaridka Farmaajo aysan ahayn Danbi,
