Daawo Sawiro::Maxaad Kala Socota Shirkada Dhismaha Casriga Ah Ka Dhista Laascaanood

Shirkada Dhismaha Guryaha ee FENOON STAR CONSTRUCTION COMAPANY ayaa ku wareejisey laba guri oo ay dhistay shirkadu mulkiilayaashooda.

Labadan guri ayaa ka mid ah tiro guryo ah oo ay shirkadu gacanta ku hayso .

Shirkadan FENOON ayaa guryo iyo mashaariic dhanka dhismaha ah ka dhistay wadamada UK , UAE , iyo Somalia ka dhistay ., Xafiiskooda 1 aad na wuxuu ku yaalla magaalada Muqdisho .

Kala Xidhiidh :063-4624570