
Cusbitaalka Lasanod Manhal Hospital waxa fiidnimadii caawa la soo gaadhsiiyey 4 caruur oo dhawacyo culusi ka soo gaadheen qarax miino oo kuwa dhulka ku aasani ay ku qabsatay galabnimadii maanta deegaanka Tukaraq ee bariga gobolka Sool .
Caruurtan oo la joogay xoolaha waalidintooda ayaa qaraxani ku qabsatay dhulalka Miyiga ee u dhaw dhaw magaalada Tukaraq



52 total views, 1 views today