Deg Deg Daawo:Axmed Madoobe Gudaha U Galay Gaadiidka Dagaalka iyo Afurkii Jiida Hore,

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa caawa la afuray Sarakiisha Ciidamada xooga dalka iyo kuwa Jubbaland ee ku sugan furimaha hore iyadoo Madaxweynahu uu caawa ku hoyanayo deegaanka Baarsanguuni ee duleedka degmada Jamaame.