Daawo:Faysal Cali Waraabe Oo Ka Hadlay Sababtay Ina Cabdi Shakuur Ula Kulmen,

Dhawaan waxaa magaalada Nairobi caasimada Dalka Kenya Ku yeeshay kulan qaar kamid ah Siyasiyiinta Mucaaridka soomaaliya Sida Cabditaxmaan Cabdi Shakuur iyo Xubno SNM Ah Gaar ahaan Wefti Uu Hogaaminaayo Wasiirka Arrimaha gudaha SNM Maxamed Kaahin iyo Faysal cali waraabe