Qaar ka mida Odayaasha gobolka Sool oo habeenimadii xalay shir jaraa’id ku qabtay magaalada Laascanaood ayaa waxay eedaymo u jeediyeen Boqor Buur Madaow oo  dhawaan Beesha Dhulbahante Gaar ahaan Naleeye Axmed Ku eedeyay Sarkaal Habar Jeclo Lagu Dilay Dhawaan Laascaanood,

Thank you for reading this post, don't forget to subscribe!

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Beesha Naleeye Axmed Ayaa Sheegtay in aysan Dilin Sarkaalkaasi habar jeclo islamarkaana aysan ka doon doonin habar jeclo,